AHLUSUNNAH LINKS
Ogeysiis Muhiim ah
Waxaa lagu war galinayaa Dhaman Dadka Muslimiinta ah In Shabakada Islaamiga ah ee Altowfiiq in ay idiin soo gudbin doonto Cashiro Tixane oo diini ah iyo weliba Kutub aad ufara badan oo isugu jirta Maqal iyo muuqaal iyo dhageysi,sidoo kale waxaan idiin balan qaadeynaa in aad bogaan ka heli doontaan Dhamaan Culimaa' udiinka ahlu suna Waljamaaca Kutubtooda duuban,
Iyo Muxaadrooyin aad u Qiimo Badan.
Wixi Talo iyo Tusaaleyn ah ku so hagaaji Tafaftiraha Boga Maxamed Nuur Axmed (Fanax)Tel: +254726841612 Email : nuur312@hotmail.com


QORMOOYIN DIINI AH