AHLUSUNNAH LINKS
Ziyaaradii sheekh da’ud culusow oo lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi
Waxaa si weyn loogu qabtay magaalooyinka muqdisho iyo Nairobi ziyaaradii sheekha weyn ee soomaaliyeed sheikh daa’uud culusow.

Labadaas munaasabad oo lagu xasaayay caalikma weyn ee shekh daa’uud culusow ayaa si heer sara usoo agaasimay xerta reer sheikh daa’uud ee ku kala sugan wadamada somaliya iyo Kenya. Inta ay socotay ziyaarada ayaa waxaa lagu soo bandhigay kheyraad fara badan oo uu kamid yahay qura’aan aqris subacyo iyo xilqooyin dikri ah. Sheikh daa’uud culusow ayaa waxaa lagu tiriyaa inuu kmaid yahay culimadii ugu waaweyneed ee dalka soomaliya. Sheikh daa’uud oo ku duugan magaala xeebedka mareeg ee gobolka gal-gaduud ayaa cilmiga ka bartay sheikh calimayeh oo isagana ku doogan magaala xeebeedka marka ee gobolka shabeelada hoose.
QORMOOYIN DIINI AH