AHLUSUNNAH LINKS
Barnaamij Cusub Oo Su'aalo Diini aad Nago Soo Wey DiinKartaan


Waxaan Dhamaan Walalaha Muslimiinta ah ku War galineynaa in ay si toos ah noo soo weydiinkaraam Su'aalaha la xiriiro Diinta islamka .

Su'aalihiina Waxaan Hor dhigi Doonaa Culumo ehel u ah Ka jaabida Diinta Islaamka.

Dhaaam Jawaabaha Su'aalihiin Waxaad ka daalacn kartaa Maalinkasta Oo Sabti ah Boagaga www.altowfiiq.com ama www.altowfiiq.net ama www.codkaqaranka.com.

Su'aalihiina Waxaad ku soo diri kartaan Eamilka nuur312@hotmail.com ama soo Wac +254726841612

FG: Fadlan Su'aashaada Soo Raaci Magacaaga Meesha aad Joogto Emilkaaga ama Teleefoon lagaala sioo xiriiri karo Hadii Loo baahdo in Wax lagu weydiiyo.

Waad ku Mahadsantihiin Aqriskiina iyo Dhageysigiina


QORMOOYIN DIINI AH